Baro Tajwiidka Quraanka Kariimka - هداية المستفيد

Koorsahaan waxaad ku baraneysaa Tajwiidka Quraanka kariimka ah. Kitaabka magaciisu waxaa waaye: هداية المستفيد في أحكام التجويد Macallinku waa: Abdulaziz Oogle

Beginner

Created by Mr. Horumar Teacher Last Updated April 19, 2021 20:37

Free

What's Included

  • 6 Lectures
  • 4 downloadable resources
  • Access on tablet and phone
  • Certificate of completion

Preview

What you'll learn

  • ----> Tajwiidka Quraanka Kariimka ah
  • ----> Sida loogu dhawaaqo xuruufta

Course Curriculum

Expand all Collapse all

6 Lectures

00:00

Requirements

  • ----> Buugga هداية المستفيد في أحكام التجويد
  • -----> Dhageysi halmar ah

Description

Assalamu Calaikum;

بسم الله الرحمن الرحيم

Kitaabkeena waxaan ku baraneynaa taxjiidka Quraanka Kariimka ah. Casharkeenu Macallin Cabdulcaziiz waa 5 darsi, laakiin asigu waxa uu aaminsanyahay in qofkii sadaxsaan dhageysta inuu tajwiidka ku fahmaya. Sida badan tajwiidku waxa uu doonayaa in qofka baranaya uu si live ah looga saxo dhawaqa.

 

Darsigaan kadin waxaa hubaal ah inaad waxyaabo hore u aqoon baraneysid. Ka qeyb qaado illeen waa Free, sidoo kalena Youtubeka macallinka waad ka heli kartaa.

Instructors

(4.50)

4 Courses

23 Students

2 Reviews

Mr. Horumar Teacher

Teacher
Akounkani waxaa leh Pageka - Horumar.net

Waxaa koorsoodhinka soo geliyo shakhsiyaal kala duwan. Qaar waa arday, qaarna waa macallimeen. Haddii aad jeceshahay inaad wax ku bartid magaca shirkada nala soo xiriir --->> teacher@horumar.net

Student feedback

5.00

From 1 Reviews

100%

0%

0%

0%

0%

Koorso aad muhiim u ah.