Noqo Macalin - Sideen u bilaabaa | Qaado koorsahaan

Koorsahaan waxaad ku baran kartaa habka aad ku noqon kartid Macalin profissional ah. Koorsahaan kadib wax kasto macalinimo ku saabsan waad barandoontaa. Samee koorse lagu caajineysin.

Beginner

Created by Hussein Ali Last Updated April 16, 2021 12:57

Free

What's Included

  • 9 Lectures
  • 1 Assignments
  • 1 downloadable resources
  • Access on tablet and phone
  • Certificate of completion

Preview

What you'll learn

  • Sida lagu noqdo macalin buuxa.
  • Sida lagu sameeyo koorse.
  • Sida lagu dhameystiro wax kasto caqabad ah.

Course Curriculum

Expand all Collapse all

9 Lectures

00:00

Requirements

  • Kombitar u gaar ah
  • Dhiirranaan

Description

Waxaad noqon doontaa macalin khabiir ah

Waxaan Horumar.net rabnaa iney ka soo qeyb gasho qof kasto oo afka soomaaliga ku hadla. Waxaan dooneynaa in laga tago qori, qabiil iyo wakhti dhumis. Ummadeena anaga eh dadka horumarin doona, haddii anaga bilaabin wax shacabkeenna horumarin karo. Weligeenna booskeena taagnaan doonnaa. Sida ogtihiin Soomaalidu wexey ku jiraan social media iyo waxey ka shaqeysaa waxyaabaha dadka wakhtiga ka lumiya. Ayaga ayaa horumariya websiteyada dadkale lacag kasameynaya, gadanaya wakhtigooga. Laakiin lacag la'aan. 

 

Fadlan noqo macalin

Inaad noqotid macalin maadi ama cilmi diimeed ka bara Horumar.net wexey kaliya ubaahantahay in aad raactid sharciyada anaga noo qaaska ah. (15.4) 

Haddii aad noqotid macalin khabiir ah waxaan kuu ballan qaadi arrimo badan oo kamida Server buuxo aan leheen cilado. Arday dhiirran oo raba iney wax bartaan. Fee ama qiimo kastoo aad koorsa kasto aad wakhti ku bixisid ku heleysid. Hadii khabiir tahayne waxaan ku siineynaa Vimeo plus, oo aad ku shubi kartid videoyadaada si aad ugu qarisid dunida oo idil. Xayeysiin aan koorsahahaaga ku xayeysiinno bogga Horumar iyo inta ka baxsan waa danteena iyo dantaada.

Tix raac haddii rabtid macalinimo

Sameyso wakhti kuu gaar ah si aad u noqotid qof dhab ka tahay inuu khabiir noqdo. Soo iibso shey kasto oo aad ugu baahantahay inaad ardaydaada wax ku bartid. Sida Kompitar, Labtob, Boog iyo qalin. Xasuusnow in koorsaha aad marsameysid ubaaneyn markale inaad sameysid oo ey kadhigan tahay in markasta arday oo geli karaan koorsaha haddii aadan kabixinin. 

 

- Anaga oo eh HORUMAR GROUP waxaan kaaga mahadcelineynaa wakhtigaaga aad rabtid inaad u hurtid dadkaaga.

SOO DHOWOOW MARKASTA!

 

Instructors

(5.00)

1 Courses

11 Students

1 Reviews

Hussein Ali

Injineer
Waxaan ahay macalin Soomaaliyeey daraas ku bara Jaamacada Muqdisho, sidoo kale maalmahaan ku soo biiray Horumar.net. Raba inuu horumariyo dhalinta rabta iney wax bartaan, sida maadiga. Waxaan kaa caawin doonaa Ingiriiska, Xisaabta iyo Horumarinta komputerka.

Fadlan qaado koorso si aad u barato qof noocee aan ahay!

--> Hussein.ali@horumar.net

Student feedback

5.00

From 1 Reviews

100%

0%

0%

0%

0%