Samee bog (website) kuu gaar ah | Macluumaad & Tutorial

Koorsahaan waxaad ku qaadan doontaa; Macluumaad ku saabsan website, guulaha iyo qasaaraha, qiimaha iyo qaabka loo abuuro

Beginner

Created by Mr. Horumar Teacher Last Updated May 3, 2021 11:37

Free

What's Included

  • 2 Lectures
  • 1 downloadable resources
  • Access on tablet and phone
  • Certificate of completion

Preview

What you'll learn

  • Macluumad kale duwan kusaabsan Horumarka Webka
  • Guulaha iyo khasaaraha
  • Waxsoosaarka iyo maaliyadeenta

Course Curriculum

Expand all Collapse all

2 Lectures

00:00

Sida loo sameeyo web ganacsi ah 0 Lectures
Sida loo xalliyo caqabadaha 0 Lectures
Sameynta website kuu gaar ah 0 Lectures
Dejinta fikradaha & qorshaha horumarka webka 0 Lectures
Waa maxay mustaqbalka horumarka webka? 0 Lectures
Macluumaadka ku aadan systemka codeka 0 Lectures
Istaratiijiyadaha ganacsiga ku aadan webka 0 Lectures
Waa maxay horumarka webka? | Horumarka dunida 0 Lectures
Fikrada iyo khibaradaha 0 Lectures

Requirements

  • Dhiirranaan
  • Hammi waxbarasho
  • Dulqaad & wax akhris

Description

Waad ku mahadsantahay maadama koorsahaan kusoo gaaray! Waxaan jeclaan lahaa inaan ku dhoho "Wakhtigaaga meel uu ku habboon yahay ayaad ku bixineysaa". Waxbarashadu waa horumarka qofka bani'aadamka guulihiisa dhabka ah. Waxaa dhah ah qof aan maalin waliba shey cusub oo noloshiisa hore u naqaajisa keenin inuu khasaariyey maalintaasi. 
 

Anaga ka Horumar ahaan waxaan ku dadaaleynaa inaan dadkeenna jaanis siinno ey door kaga qaataan dunida waa haddii uu jiro mid daneynaya.

Waxaan kaa codsaneynaa inaad gaarsiiso qofkii aad guul la jeceshay. Koorseheennu dhamaan waa bilaash. Anaga ayaa wakhti iyo maalgelis diyaar la ah.


------------- Koorsahan -------

Koorsahaan waxaan kugu baraneynaa wax soo saarka ugu weyn maanta dunida ee internetka. Noqon doono shaqo ama jaanis mustaqbalka sii jiri doono, markasta fursad leh looga faaiideysto. Maantadan ragga dunida ugu taajirsan waxey ka soo saareen lacagtoodu teknoloojiyada sida Jeff Bezoz ( Amazon.com )

Bill gates, ( Microsoft) 

Mark Zuckerberg ( Facebook )

____________)

Ummad kasto wexey leedahay rag fure u ah horumarkoodu. Bilow koorsaha si aad wax uga baratid khibradaha kusaabsan Horumarka Webka iyo Sameynta Bogga.

Instructors

(4.50)

4 Courses

23 Students

2 Reviews

Mr. Horumar Teacher

Teacher
Akounkani waxaa leh Pageka - Horumar.net

Waxaa koorsoodhinka soo geliyo shakhsiyaal kala duwan. Qaar waa arday, qaarna waa macallimeen. Haddii aad jeceshahay inaad wax ku bartid magaca shirkada nala soo xiriir --->> teacher@horumar.net