Terms of Use - Shuruudaha isticmaalka

Abriil 15, 2021

SO - EN  [ Somali - English ] 

Adeegsiga ("Shuruudaha") waxaa markii ugu dambeysay la cusbooneysiiyay Abriil 15, 2021.

Waxaan Horumar.net ugu tala galnay in aan ufudeyno dadweynaha Soomaliyeed in khadka (Online) ka bartaan wax kasta oo horumarin kara. Waxaa hubaal ah haddii aan raacno wanaagga iyo wadada rabbigeena inaan noqon karno bulsho Allah swt. uu doortay. Soomalideena waxaan nahay dad jecel in markasto ayaga shey kasta loo qabto. Anaga haddii aan barano hadafkeena iyo guulaheena waxaa qasab noqonaya inaan bilawno horusocod. Horumar waxa uu bulshada u balanqaadaa waxbarasho heer sare ah iyo Macalimeen raba iney arday rabaan aqoontooda. Wax barashada waxaan anaga ku bixinay qiimo yar, Dowladaha dunida waxey qiimo iyo lacag kubixiyaan waxbarashadu qaarna difaaca dalka meesha dalkeenna iyo dadkeenna ku bixiyaan dib u dhigga iyo khayaanada umadda. 

____________

We at Horumar.net aim to make it easier for the Somali people to learn online about anything that can improve. It is certain that if we follow the goodness and path of our Lord we can become a society of Allah swt. he chose. We Somalis are people who always want everything done for them. If we learn our goals and achievements we will have to start making progress. Development promises a quality education for the community and teachers who want students to want their knowledge. We have paid a low price for education. Governments around the world spend a lot of money on education and some defend our country and our people by delaying and betraying the nation.

 

 

       Ujeedka Horumar.net

Waxaan macalimeenta iyo ardayda usoo bandhigeynaa Horumar LMS, Sistem cusub oo hore oo arkin. Waxaan dooneynaa inaan soo saarno macalimeen iyo arday hadafkoogu yahay nolol qurux badan, fakhrina ka fog. Dadka xirfadeysan ee macalimeen dhab ah anaga ayaa shaqaaleysiineyna. Koorsooyinka si bilaash uga dhigno awgeed. Koorsooyinka anaga sameeyno oo idil wexey ahaan doonaan bilaash. Ujeedkeenna dhabta ah waa in aan dadkeena ka dhigno ummad la jaanqaada dunida. Mustaqbalka waxaan horumarin doonnaa sidoo kale mashruucyo kale. Boggeenna malahan hadaf kale xilligan.

___________

We are introducing LMS Development, a new and unseen system for teachers and students. We want to produce teachers and students whose goal is to live a beautiful, poverty-free life. We hire professionals who are real teachers. Because we make the courses free. All courses offered by us will be free. Our real goal is to make our people a world-class nation. In the future we will also develop other projects. 

_________________\\\\\\_\\__

         Aaladaha kushaqeeyo & shuruudaha

Bogga Horumar.net wuxuu ku shaqeynaa si xawaare buuxda ah kompitarka sida: Windows 7, 8, 10.  macOS & Linux. Browserada aan ku tijaabinay in uu si xawaare buuxa kushaqeeyane waa: Google Chrome, Firefox, Safari & Opera. Taasi waxey kadhigantahay in hadii uu adiga dhagdhag ama culeys kaa noqdo in kombitarkaaga ama khadkaaga haleysanyahay ama culeys yahay. 
 

        Siduu taleefannada ugu shaqeynaa?

xilligaan oon ah bisha Abriil, nooma diyaarsana App, midkaasoo dadka ufududeyn lahaa waxbarashada dhanka Horumar. Mustaqbalka inaan kusoo darno ayaa noo qorseeshan, inshAllah. Laakiin xilligaan Googleka waa uu ku shaqeynaya.